Ahmed Osman Barre Mayoow

kulanka adag ee u dhexeeya labada koox ee kala ah Man UTD iyo Arsenal

Runtii waa kulan aad u adag marka dhinac kale laga eegana aan xiisa sidaasi usii buuran laheeyn maxaa yeelay 

waa kulan dhacaya iyadoo horyaalkii kol horaba laqaatay lakiin waxa kaliya ee xiisaha uyeelaya ayaa ah magacyada 2da koox oo aad u fac weeyn.

hase ahaatee waxa uu xiisa gooniya sii leeyahay marka laga eego dhanka Man UTD oo iyada goor dhoweeyd laga soo ciribtiray koobka FA ga isla garoonkeeda oo maantana lagula ciyaari doono haddii laga adkaadana waxeey noqon doontaa ineey sideey doonto ka yeelatay kooxdii Arsenal oo inta ugu badan eey ku raxeeysan jirtay marka eey la ciyareyso

hadaba maxaad isleedahay wuu kusoo idlaan karaa kulanka adag ee u dhexeeya 2daas koox??